Wakiillada eBirr · Bilaash

Maamul lacagta
si kalsooni leh

Amaah, dhigasho, cashbook iyo xisaabaadka maalinlaha ah — hal app oo fudud. Xogtaadu waa ammaan, waxaadna heli kartaa meel kasta oo aad joogto.

Android · APK · ~58 MB · v1.1.0

Taran cashBook dashboard
0%Bilaash
OfflineWuu shaqeeyaa
PDFWarbixino
24/7Meel kasta
WAXA UU QABTO

Wax kasta oo aad u baahan tahay

Loogu talagalay wakiillada lacagta — si aad u ogaato meesha ay lacagtaadu joogto, maalin kasta.

Xisaabaadka maalinlaha

Geli cash, eBirr, bank iyo dheeri — isla markiiba hel wadarta hantida, deymaha iyo net-ka. Jaantus muujinaya sida ay maalin kasta u kordheyso.

Amaah & Dhigasho

Diiwaan geli qofkii amaah qaatay ama lacag dhigtay. Taariikho iyo faallo ku dar, kuna eeg ledger maalinle ah oo hadhaaga socda tusaya — sida buug-cashbook.

Cashbook

Cash in iyo cash out leh hadhaaga socda.

Warbixino PDF

Jaantusyo iyo warbixino aad wadaagi karto.

Online & Offline

Shaqee internet la'aan — diiwaannadaadu waxay ku kaydsamaan taleefanka, oo si toos ah u sync gareeyaan marka aad online noqoto.

Ogeysiisyo

Hel ogeysiis xitaa marka app-ku xiran yahay. Maamulayaashu waxay arkaan dhaqdhaqaaqa users-ka ay abuureen.

Multi-user

Maamul users, dooro doorar, oo ku dar xubno cusub. Qof walba xogtiisa gaar ah ayuu arkaa.

Ammaan

Gal Google ama password, oo joog 30 maalmood. Dhammaan xogtu HTTPS ayay ku socotaa.

SAWIRADA APP-KA

Sida uu u eg yahay

Naqshad casri ah oo fudud — mugdi (dark mode) iyo iftiin labadaba.

↔ Jiid si aad u aragto — taabo si ay u istaagto

SIDA LOO RAKIBO

Afar tallaabo

App-ku wuxuu ka baxsan yahay Play Store, markaa taleefankaagu wuxuu ku weydiin doonaa ogolaansho hal mar.

i
Cusbooneysiin? Fudud ayay tahay

Haddii aad app-ka horey u leedahay, kaliya download garee oo rakib — wuu iska kor rakibayaa, xogtana ma luminayso. Haddii aad aragto “App not installed”, markaa ka saar (uninstall) kii hore kadibna dib u rakib. Xogtaadu waa ammaan — server-ka ayay ku jirtaa.

Taabo “Download App”.

Marka la dejiyo, fur faylka taran.apk.

Ogolow “Install unknown apps” haddii lagu weydiiyo.

Fur app-ka, kuna gal Google ama email.

Diyaar ma tahay?

Download Taran cashBook oo bilow maamulka lacagtaada maanta.

Download — Bilaash

Android 6.0 ama ka sarreeya